Somalia: The nexus between taxation, public trust and public services

The Federal Government of Somalia (FGS) has recently started financial reform initiatives aimed at increasing domestic revenue. The government commenced the collection of two types of tax: income tax and sales tax. Income tax collection — 6% on salaries between $200 and $800; 12% on salaries between $800 and $1500 and 18% on salaries above $1500 — was started for the employees working with…
Soomaaliya: Xiriirka ka dhexeeya canshuurta, kalsoonida shacabka iyo adeegyada bulshada

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay dhawaan bilowday is-bedello dhanka maaliyadda ah ee lagu kobciyo dakhliga gudaha. Dowladda waxa ay bilowday uruurinta laba nooc oo canshuur ah: canshuurta dakhliga iyo canshuurta iibka. Canshuurta dakhliga oo ah 6% mushaarka u dhexeeya $200 iyo $800; 12% mushaarka u dhexeeya $800 iyo $1500 iyo…