Creating an enduring constitution for Somalia a roadmap for the review process

The process of drafting a federal constitution for Somalia dates back to 2004 when a Federal Charter and a federal system of governance were adopted in Kenya. The Transitional Charter mandated the formation of an independent commission that would prepare…
Sida dastuur waara loogu sameyn karo Soomaaliya: Dhabbe loo mari karo dib-u-eegista dastuurka

Dastuur-u-sameynta Soomaaliya waxa ay soo bilaabatay sanadkii 2004 markaas oo Axdiga Federaalka iyo nidaamka federaalka lagu qaatay dalka Kenya. Axdigii Kumeelgaarka waxa uu farayay in la sameeyo…