The problems of fused parliament-cabinet membership in Somalia

Separation of powers (trias politica) is a fundamental principle for modern states, and is devised to equally distribute responsibilities and…
Dhibaatooyinka isku milanka xubnaha baarlamaaka iyo golaha wasiirrada Soomaaliya

Kala saaridda awoodaha waxa ay gundhig u tahay dowladaha casriga ah, waana hannaan si siman awoodaha ugu qeybinayo laamaha dowladda. Waxa uu damaanad qaadayaa in laan kamid ah dowladda…