Faaqidaadda Toddobaadka: Heshiiska Farmaajo iyo Rooble

Agaasime Kixigeenka Somali Public Agenda Farxaan Isxaaq Yuusuf ayaa kamid ahaa martida barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee VOA Somali oo lagu falanqeeyay heshiiska ay gaareey Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble iyo saameynta uu u yeelan karo geeddi-socodka doorashada.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Falanqeyn Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Dowladda iyo Baahida Dadweynaha

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda  daabacday warbixin iftiimineysa howlaha Xarumaha Naqshadeeya Siyaasadda iyo Adeegyada Bulshada. Warbixinta waxa qoray Aweis Ahmed Mohamed oo ah agaasimaha SPA Center for Public Policy and Service Design.

Podcast-gan waxa Aweys Axmed Maxamed iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Siyaasada Dowladda iyo Baahida Dadweynaha Soomaaliya.

Click here to listen on Apple Podcasts.

A Personal Reflection on a My Three-Month Internship at SPA

Time flies instantly and things evolve quickly. It was only the other day (3rd July 2021) when I joined Somali Public Agenda (SPA) as an intern and become part of a loving, caring, and result-driven family. Three months have passed since that important day, but it feels to me like it has only been 3 days. Read more