Entries by Abdimalik Abdullahi and Mohamed Sharif

The impact of Covid-19 on the informal economy of Mogadishu

Some of the local and informal sectors that Covid-19 has had the greatest impact on either directly or indirectly include small and medium sized businesses such as roadside cafes, milk and tea vendors, hawkers, vegetable and fruit sellers, restaurants, teashops, shoe shiners, travel agencies, khat traders/sellers, remittances, Bajaj drivers, school and university teachers, clothes businesses and other imported goods businesses.

Saameynta COVID-19 ee dhaqaalaha Muqdisho

Qaar kamid ah ganacsiyada uu COVID-19 saameynta ugu weyn ku yeeshay si toos ah ama si dadban waxaa kamid ah ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah sida makhaayadaha hareeraha wadooyinka ku yaalla, dadka iibiya caanaha iyo shaaha, waratada, dadka iibiya khudradda iyo miraha, makhaayadaha, tukaamada, caseeyeyaasha, wakaaladaha socdaalka, ganacsatada qaadka, xawaaladaha, darawalada mootooyinka Bajaajka, macallimiinta iskuullada iyo jaamacadaha, ganacsiyada dharka iyo ganacsiyada kale ee badeecadaha lasoo dhoofiyo.