SPA Forums Podcast
Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka
17Nov

Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka

Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed iyo Maxamed Aadan ku falanqeynayaan sababaha keenay soo if-baxa Ciyaal Weero, saameynta ay ku yeesheen dadweynaha gobolka Benadir, iyo tallaabooyinka ay tahay in la qaado si xal loogu helo Ciyaal Weero.

Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka
01Oct

Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka

Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed, Qaasim Jimcaale & Maxamed Aadam ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga caafimaadka, xaaladda adeegga caafimaadka ee gobolka Banaadir, caqabadaha horyaalla iyo sida lagu xallin karo caqabadahaas.

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho
06Apr

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan...