Posts

Bridging the Gap between Policies and People in Somalia: Introducing Policy Design Centers

Policies, programs, and projects that are designed and implemented to serve the needs of Somalia’s citizens often fail to achieve their objectives. Regrettably, this observation is so widespread and noted so often that it is easy to gloss over it as an area for dedicated attention. After all, there are many forces at work that prevent sound policymaking. However, even well- functioning and democratic states (like Canada and Denmark) have noticed that policies designed in closer cooperation with the population can create more nuanced, local, legitimate, and ultimately effective solutions that “designing from above” cannot achieve. Policy design centers are innovation initiatives that are being built and utilized worldwide and — with some adaption and creativity — could bring notable advances to Somalia and even to the region as a whole. This brief explains how policy design thinking has evolved globally, and the wider role of Policy Design Centers. It then focuses on particular needs that Somalia faces in this area, and the role that the Somali Public Agenda Center for Public Policy and Service Design is emerging to play.

Download the full governance brief

Siyaasadaha, barnaamijyada, iyo mashaariicda la naqshadeeyo, ee la hirgaliyo si ay ugu adeegaan baahida muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa badanaa ku guuldareysta ujeedooyinkooda. Nasiib darro, arrintani waa mid aad u baahsan, iyadoo marar badan la sheego in la fududeysto in ay tahay qeyb u baahan fiiro gaar ah in loo yeesho. Waxaa jira awoodo fara badan oo goobta shaqada ah, kuwaasoo caqabad ku noqda in la dejiyo siyaasad hagaagsan. Si kastaba, xitaa dowladaha leh hay’ado si wanaagsan u shaqeynaya oo dimuqraadi ah (sida Canada iyo Denmark) ayaa ogaaday siyaasadaha la naqshadeeyo ayadoo wadashaqeyn dhaw lala yeelanayo dadweynaha in ay abuuri karaan isbeddel la taaban karo, maxalli ah, dadweynaha ka turjumaya, ugu dambeyntiina xal waxtar ah leh, kaasoo “marka naqshadaynta xagga sare laga keeno” aanu ka guul keeni karin. Xarumaha Naqshadeynaya Siyaasadaha waa halabuurro cusub oo ay adeegsato dunida oo dhan— kuwaas oo haddii xoogaa halabuur iyo hirgelin laysugu daro u horseedi kara horumar la taaban karo Soomaaliya iyo xitaa gobolka oo dhan. Qoraalkan kooban wuxuu sharraxayaa sida fikirka naqshadaynta siyaasaddu u kobcay adduunka iyo kaalinta ballaaran ee Xarumaha Naqshadeynta Siyaasadda. Intaa kadib waxa uu diiradda saarayaa baahiyaha gaarka ah oo ay Soomaaliya wajaheyso iyo kaalinta Somali Public Agenda Center for Public Policy and Service Design ay u taagan tahay in ay cayaarto.

Soo rogo warbixinta oo dhameystiran