Dood ku saabsan xal-u-helida arrimaha dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho

SPA Forums

Dooddaan waxaa looga hadlay sida dadka barakacayaasha ah, gaar ahaan kuwa kasoo jeedo beelaha la takooro ama laga tirada badan yahay, looga qeybgelin lahaa go’aamada la xiriira arrimaha muhiimka ah ee noloshooda taabanaya.

Doodaan waxaa iska kaashaday Somali Public Agenda (SPA) & Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS), waxaana taageero maaliyadeed ku bixiyey Danwadaag Consortium & USAID.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *