Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Himilo Somali TV. Wareysigan oo uu qaaday Hanad Cali Guuleed ayaa diiradda lagu saaray wadahadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo



