Lafo-gurka Buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia
Halkan ka daawo madal lafo-gurayey buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia ee uu qoray Agaasimaha Somali Public Agenda,...

Somali Public Agenda
August 9, 2026
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Himilo Somali TV. Wareysigan oo uu qaaday Hanad Cali Guuleed ayaa diiradda lagu saaray wadahadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka, arrimaha doorashooyinka, iyo xalka.
Mahad Waasuge ayaa soo jeediyey in is afgarad iyo tanaasul lagu dhammeeyo doodaha taagan, si looga fogaado xasillooni-darro siyaasadeed.
Halkan ka daawo wareysigan oo dhammeystiran:
Halkan ka daawo madal lafo-gurayey buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia ee uu qoray Agaasimaha Somali Public Agenda,...
Muddooyinkii u dambeeyay, Soomaaliya waxaa si isdaba joog ah u saameynayay daadad iyo abaaro soo noqnoqday. Xilliga Deyrta ee...
Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya ayaa afartii sanaba mar gala marxalad doorasho oo xasaasi ah, taas oo u baahan in si...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!