#1 Hadal-jeedinno Kookooban – Somali Governance Forum 2026

SPA Dialogue Vidoes

Qeybtan oo ah hadal-jeedinno kookooban waxaa lagu soo bandhigayaa mowduucyo ku saabsan: 1. Casharradii laga bartay doorashooyinkii golaha deegaanka ee Puntland 2023 2. Kormeerka doorashooyinka socda iyo casharrada laga baran karo 3. Noocyada doorashooyinka iyo helidda xal dhexe 4. Doorashooyinka golaha deegaanka ee Norway iyo casharrada laga baran karo.

Waxaa soo jeedinaya, Cabdiraxmaan Saciid Bile oo ah cilmibaare ka tirsan Puntland Development Research Center (PDRC), Agaasimaha Fulinta ee Somalia Non State Actors, Maxamed Cadceed Cali, Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, iyo Xildhibaan Mohamed Amaleti Abdi, oo ah xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Fredrikstad ee dalka Norway. 

Qeybtan waxa xiriirineysa Farhia Mohamud oo ah cilmibaare katirsan Somali Public Agenda iyo sidoo kale Agaasimaha SPA Policy Lab.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.