Doodda 1-aad: Ereybixinbta Xuquuqda Dhijitaalka iyo Warbaahinta

SPA Forums

Halkan ka daawo qeybta koowaad ee madal aan qabannay oo lagusoo bandhigayo Buugyaraha Ereybixinbta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga.

Doodda koowaad waxaa daadihiyay agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge. Waxaa marti ku ahaa weriye Maxamed Maxamuud Cadde iyo Maxamed Cabdimaalik. Qabsoomidda soo bandgigga buugyarahan waxaa taageeray hay’adda International Media Support (IMS).

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *