Ballaarinta Ka-qeybgalka Dadweynaha ee Geeddi-socodka Siyaasadda

SPA Forums

Halkaan ka daawo dood lagu falanqeynayo Daraasad ay dhowaan wadajir u sameeyeen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform islamarkaan lagu sahmiyay “Ballaarinta ka qeybgalka Dadweynaha Ee Geeddi socodka Siyaasadda dalka.

Madasha oo Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka soo qeybgalay Guddoomiaya Guddiga Madaxabannan ee Dib u eegista Dastuurka KMG Mudane Burhaan Aaden Cumar, Marwo Xaliimo Yareey oo ah Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Galmudug, Aqonyahan Cali Xaaji Warsame oo Wasiir Waxbarasho ka soo noqday Puntland, Duniya Maxamed Cali oo Bulshada Rayidka ka socotay iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *