Dood-wadaag iyo su’aalo-weydiin: Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Bulshada Magaalada

SPA Dialogue Vidoes

Halkan ka daawo madal dood-wadaag iyo su’aalo-weydiin isugu jirta oo aan ku qabannay magaalada Gaalkacyo ee Galmudug. Madashan waxaa ka soo qeybgalay Maayar ku-xigeenka ahna kusimaha Maayarka Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo Galmudug, Mudane Mohamed Abdi Elmi, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madashan ayaa ujeedkeedu ahaa xoojinta ka-qaybgalka shacabka ee ka doodista qorshayaasha iyo waxqabadka Dowladda Hoose.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.