Dood-wadaagga 2-aad: Nooca Doorasho ee ku Habboon Soomaaliya | Somali Governance Forum 2026

SPA Dialogue Vidoes

Qeybtan oo ah dood-wadaagga 2-aad ee Somali Governance Forum 2026 waxa diiradda lagu saaray nooca doorasho ee ku habboon Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar “Balcad”, Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran, Xildhibaan Yuusuf Gama’diid, iyo Guddoomiyaha Dalladda SONSA, Cismaan Muxiyaddiin “Shaatax”. 

Dooddan waxa xiriirinaya Xasan Maxamuud Maxamed, Agaasimaha Fulinta ee Independence House.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.