Maqaamka Muqdisho

SPA Forums

Waxaa aan dhawaan qabannay madal lagu falanqeeyay xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho. Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa madasha ka jeediyey daraasad ay si wadajir ah u sameeyeen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform oo lagu falanqeeyay 3 xulasho ee la tixgelin karo.

Madasha waxaa marti ku ahaa guddoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir ee Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye iyo xubno katirsan bulshada rayidka.

Kasoo qeyb galayaasha madasha oo isugu jiray siyaasiyiin, iyo xubno katirsan bulshada rayidka ah ayaa su’aalo iyo talooyin ku aaddan sida loo qeexi karo maqaamka Muqdisho ka jeediyey madasha.

Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhameystiran.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *