Entries by Abdishakur Hassan

Geospatial Data for Better Urban Planning in Somalia

Somali cities are experiencing exponential population growth and therefore require an innovative approach to deal with urban governance and development complexities. To devise a proper urban planning mechanism, we need to create alternative spatial data sources. Local governments and urban planning authorities should adopt Geospatial technologies and train their workforces in Geospatial analysis.

U Isticmaalka Xogta Juqraafi-dhuleedka ee Qorsheynta Magaalooyinka Soomaaliya

Magaalooyinka Soomaaliya waxaa laga dareemayaa koror dadka ku nool oo aad u weyn sidaas darteedna waxay u baahan yihiin hab cusub oo wax looga qabto maamulka magaalooyinka iyo caqabadaha horumarka. Si loo diyaariyo hab sax ah oo qorshaynta magaalada, waxaan u baahannahay inaan abuurno ilo xogeed. Dowladaha hoose iyo masuuliyiinta qorsheynta magaalooyinka waa in ay isticmaalaan tignoolajiyadda juqraafi-dhuleedka oo ay ku tababaraan howlwadeennadooda falanqaynta xogta juqraafi-dhuleedka.