Kaalinta mucaaradka Soomaaliya iyo saameynta uu ku yeelan karaan doorashooyinka mustaqbalka
Madasha Public Agenda Forum, SPA ee Somali Public Agenda ayaa qabatay madal lagu falanqeynayay kaalinta ay ururrada iyo xisbiyada mucaaradka ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo doorashooyinka.
Madasha oo lagu iftiimiyay caqabadda ka taagan in la is waafajiyo xisbiyo, aragti siyaasadeed iyo qabiil ayaa waxaa marti ku ahaa Dr. Cabdifataax Daahir oo horay usoo noqday xildhibaan heer federaal kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo Dr. Maxamed Xuseen (Dr. Liibaan) oo tirsan bulshada rayidka. Aqoonyahanno iyo arday jaamacadeed ayaa madasha kasoo qeyb galay.
E29. Dib-u-eegista iyo Hagaajinta Adeegga Garsoorka iyo Hay’adaha Cadaaladda
Adeegga garsoorku waxa uu udub-dhexaad u yahay adeegyada kala duwan ee ay dowladuhu bixiyaan. Burburkii dowladii dhexe kadib, haya’daha garsooku waxay ku jireen marxalad soo kabasho ah.
Annual Report 2024
2024 was another productive year for the Somali Public Agenda (SPA). We published 16 papers, held 19 forums, produced 24 podcast episodes, trained 42 bloggers and 23 early career researchers, engaged and talked to local and international media, attended conferences and workshops, trained four interns, and started working with like-minded institutions.
Somali Federal and State Interior Ministries: How to Enable Popular Participation in Transitional Justice
After years of conflict and instability, Somalia is entering a period where transitional justice is possible. Three decades of experience in Africa show that transitional justice processes are more likely to be effective if they are rooted in popular participation, particularly of victims/survivors and communities affected by violence. While the Somali government has not yet launched a truth commission, prosecutions, reparations or other formal mechanisms usually associated with dealing with the past, different types of measures have emerged in the country that are precursors to – or even themselves forms of – transitional justice.
Enabling Popular Participation in Transitional Justice in Somalia
The study investigates to what extent groups affected by past violations, including victims/survivors, affected communities, and society at large, are involved in these processes and how their participation could be enhanced. Applying a contextual and local lens, it examines and identifies ways in which transitional justice processes in Somalia have and could enable people’s agency over the goals, forms, and outcomes of processes dealing with the past.
WAREYSI Radio Ergo: Doorka Bulshada Rayidka & Warbaahinta ee Isla-xisaabtanka Arrimaha Gargaarka
Radio Ergo oo ah Warbaahin maxalli ah oo ka hadasha arrimaha Gargaarka Bani’aadamnimo ayaa wareysi ku saabsan musuq xooggan ee ka jira arimaha gargaarka ee Soomaaliya la yeelatay Ibrahim Jibril oo ah cilimibaare ka tirsan SPA, sidoo kalena ahaa hormuudka cilmibaarayaashii ka shaqeeyay daraasadda.
Wicitaanka Dhageystaha: Mustaqbalka Heshiiska Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA Somali oo diiradda lagu saaray heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaana marti ku ahaa Aweis Ahmed oo ah cilmi baare ka tirsan Somali Public Agenda. Waxaa wareystay Nuur Xasan Nuur.
E47. Qaab-dhismeedka Nidaamka Federaalka & Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
Qeybtan 47-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Ali Isse oo ah Agaasimaha Horn Economic and Social Policy Institute (HESPI), sidoo kalena khabiir ku ah arrimaha dhaqaalaha, ayaa ku gorfeynaya qaab-dhsmeedka nidaamka federaalka & federaaleynta maaliyadda Soomaaliya
Abdullahi: My reflections on SPA internship: A path way for personal and professional growth
I am thrilled to reflect on my three-month internship at Somali Public Agenda. It was a…
E46. Heshiiska Siyaasadeed ee Soomaaliya & Isbedellada Ku Dhici Kara Sanadka 2025
Qeybtan 46-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Afyare Cabdi Cilmi ayaa ku gorfeynaya geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo isbedellada dhici kara heshiiska siyaasadeed sanadka 2025.