Posts

Warbixin: Maxaa laga baran karaa habka ay Soomaaliya uga jawaabtay COVID-19?

Halkan ka dhageyso warbixin ay VOA Somali ka diyaarisay daraasad aan dhawaan daabacnay ee ka faallooneysa sida loo maareeyay Covid19.