Review of 2020 federal government budget for security, economic growth and public services

On the last day of December 2019, a joint meeting of the House of the People and the Upper House of the Somali Federal Parliament approved the 2020 federal government budget. It was the first time since…
Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2020 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya

Maalintii ugu dambeysay bishii Diseember 2019, kulan wadajir ah oo ay wada yeesheen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda dowladda federaalka ee 2020. Waa markii ugu horreysay tan iyo markii…