Sidee ayay Soomaaliya ugu diyaargaroobeysaa la tacaalidda COVID-19?

Qofkii ugu horreeyay ee laga helay caabuqan Soomaaliya waxaa xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 16-kii Maarso 2020 kaasoo ahaa arday Soomaali ah oo dhawaan…
Coronavirus (COVID-19): Sababta ay Soomaaliya ugu baahan tahay dejinta qorsheyaal loogu diyaargaroobayo lagulana tacaalayo cudurka faafa

In ka badan 142,000 qofood oo ku kala nool 122 dal ayaa laga helay caabuqa COVID-19, 5,393 qofoodna waa ay u geeriyootay sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Inkastoo kiisasku ku badan yihiin qaaradaha Aasiya, Yurub iyo…
Coronavirus outbreak (COVID-19): Why Somalia needs to institute a rigorous pandemic preparedness and response plans

There are now more than 142,000 cases of COVID-19 in 122 countries, and 5,393 people have died according to the World Health Organization (WHO). While the number of cases have surged in Asia, Europe, and…