E23. Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda
Qeybtan 23-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan waxyaabaha sababa doorinta midabka qofka iyo dawooyinka ay adeegsadaan dadka is caddeeya. Waxan sidoo kale lagu falanqeynayaa wacyiga bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan khatarta ka dhalan karta adeegsiga daawooyinka la isku cadeeyo iyo talooyin la xiriira dadka raba in ay iska joojiyaan adeegsiga dawooyinkan.
E22. Biyo-mareennada iyo Bullaacadaha Muqdisho
Qeybtan 21-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa sababaha ugu waaweyn ee loo aaneyn karo maareyn la’aanta biyo mareennada iyo bullaacadaha magaalada Muqdisho iyo cilladaha farsamo ee jira oo ay tahay in lagu baraarugo si loo mareeyo qulqulka biyaha ee magaalada. Waxaa marti iigu ah Eng. Yaxya Guuleed oo arrimhaasi si dhaw ula socday, islamarkaana qoraallo ka sameeyay.
A Farewell to Somali Public Agenda: Reflections on Growth and Impact
A Farewell to Somali Public Agenda: Reflections on Growth and Impact Somali Public Agenda July 30, 2024 Reflections From Our Team A year ago, I had the privilege of joining the Somali Public Agenda (SPA), one of the esteemed think tanks in the country. SPA is run by locally educated Somalis and focuses on policy […]
E39. Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya
Qeybtan 39-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdiraxmaan Caynte oo ah Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Madax-bannaanida Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya waxa ay ku gorfeynayaan dadaallada guddiga ee difaaca madax-bannaanida Soomaaliya.
E21. Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada
Qeybtan 21-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan adeegga madadaallada ee ka jira dalka, gaar ahaan musalsallada shirkadaha maxalliga ah ay sameeyaan iyo kaalinta musalsalladan ee sare-u-qaadidda wacayiga iyo dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed. Waxaa marti ku Abshir Rageh oo ah director ama filim sameeye, kaasoo qoray islamarkaana sameeyay musalsallo maxalli ah oo aad loo daawaday sida Habboon oo sanadkii hore dhammaaday iyo musalsalka Dhaxal oo weli socda.
Hibaq: My reflection on a three-month internship at Somali Public Agenda
I am delighted to reflect on my three-months-long internship at the Somali Public Agenda (SPA). This experience was truly transformative and enjoyable, offering me deep insights into the world of research through the SPA Center for Learning and Development.
Analysis of the Federal Government’s push to end the UN’s Special Political Mission in Somalia (UNSOM)
This governance brief analyses the FGS’s demand to liquidate the special political mission, UNSOM. In so doing, it lays out brief context to the introduction of UNSOM in Somalia and proceeds to sketch out its role in Somalia’s political settlement landscape. Further, the governance brief discusses the FGS’ explanation of its demand; and provides a snapshot of the reactions of opposition politicians and the wider implications of closing the UNSOM office.
E20. Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
Qeybtan 20-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxa ay Aweys Axmed & Mahad Faarax Shaaciye oo ka tirsan bahda waxbrashada asaasiga ah, islamarkaana sanado badan ka soo shaqeeyay waxbarsahada dalka, ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga waxbarashada aasaasiga ah ee dalka ka jira, sare-u-qaadidda tayada adeeggaas, kaalinta ganacsatada ay ka qaadan karaan maalgashiga waxbarashada si tayada sare loogu qaado, iyo sida ay dowladda ugu dhiiragelin karto ganacsatada maalgashiga waxbarashada.
E38. Sidee loo xallin karaa khilaafyada siyaasadeed ee Hirshabeelle?
Qeybtan 38-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Maxamed Mukhtar Ibrahim oo ah wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo sidoo kale si gaar ah u hoggaaminayay dadaallo lagu raadinayay xal-u-helidda khilaafka siyaasadeed ee Hirshabelle waxa ay ku falanqeynayaan fursadaha jira iyo siyaabaha looga heshiin karo arrimaha la isku hayo.
Somali Public Agenda Became a Member of Somali Research and Education Network (SomaliREN)
On Sunday, 26 May 2024, the Somali Research and Education Network (SomaliREN) awarded the certificate of membership to the Somali Public Agenda (SPA) at the SPA office in Mogadishu, officially admitting SPA into SomaliREN members.