E37. Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib
Qeybtan 37-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farxaan ISxaaq Yuusuf ayaa ku falanqeynaya geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib.
Applying SPA’s Human-Centred Approach for Amplifying the Voices of Somalia’s IDP Minorities: A Reflection
I had the privilege to lead a project that explored ways to empower
Barnaamijka Martida Makarafoonka: Maxaa ugu muhiimsanaa warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii GWQ?
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee idaacadda VOA Somali waxaa toddobaadkaan marti ku ahaa Mahad Waasuge oo ah Agaasimaha Somali Public Agenda. Waxaa barnaamijka lagu falanqeeyay qodobadii ku xusnaa warmurtiyeedkii laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Sababaha Sare-u-kaca Kirada Guryaha Muqdisho iyo Xalka
Somali Public Agenda ayaa daabacday faallo ku saabsan sababaha keena kororka qiimaha kirada guryaha iyo saameynta ay ku leeyihiin dadka danyarta iyo saboolka ah ee ku nool magaalada Muqdisho. Waxa ay sidoo kale faallada soo jeedineysaa xalalka suurtagalka ah ee lagula tacaali karo arrintaan.
E36. Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2024
Qeybtan 36-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farxiya Maxamuud ayaa ku falanqeynaya miisaaniyadda dowladda federaalka ee 2024 ee amniga, horumarka dhaqaalaha, iyo adeegyada bulshada.
Terms of Reference for a focal point person in Galmudug
Terms of Reference for a focal point person in Galmudug Somali Public Agenda April 24, 2024 Deadline May 2 ,2024 Education: Degree Experience: 3 – 5 Years of Working Experience Location: Galmudug State Of Somalia Background and Objectives: Somali Public Agenda (SPA) is implementing the EU-funded project titled “Increased Opportunities for Somali Citizens’ Scrutiny of […]
Terms of Reference for a focal point person in Puntland
Somali Public Agenda (SPA) is implementing the EU-funded project titled “Increased Opportunities for Somali Citizens’ Scrutiny of Fiscal and Financial Governance.” The project aims to create opportunities for citizens to express their views, priorities, and concerns to the District Councils, thus increasing their involvement in public financial management issues.
Terms of Reference for a focal point person in Hirshabelle
Somali Public Agenda (SPA) is implementing the EU-funded project titled “Increased Opportunities for Somali Citizens’ Scrutiny of Fiscal and Financial Governance.” The project aims to create opportunities for citizens to express their views, priorities, and concerns to the District Councils, thus increasing their involvement in public financial management issues.
Waa maxay labada ujeeddo ee ay SPA ka leedahay podcast-yada ay soo saarto?
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa ku sharraxaya wareysi uu siiyay Asal TV.
Barnaamijka Martida Makarafoonka: Maxay tahay arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda ee ku aaddan maareynta doorashada dowlad-goboleedyada?
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee Idaacadda VOA Somali oo uu marti ku ahaa Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa lagu falanqeeyay caqabadaha muuqda ee horyaala dowladda dhexe kuna aaddan doorashooyinka dowlad-goboleedyada iyo qabsoomidda shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana barnaamijka soo jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue)