Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir

SPA Forums Vidoes

SPA Forums ayaa qabatay madal lagu soo bandhigayay daraasad ku saabsan dakhliga canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir (BRA), taas oo gorfeyneysa noocyada canshuuraha, xeerarka sharciyeed ee ay ku saleysan yihiin, hababka loo uruuriyo, iyo adeegyada uu maamulku beddel ahaan ugu bixiyo canshuurahaasi la uruuriyo.

Madasha waxaa marti ku ahaa Agaasime Ku-xigeenka Somali Public Agenda ahna agaasimaha SPA Research, Farxaan Isxaaq, oo ah qoraha daraasadda, iyo Burhaan Saciid, oo ah Agaasimaha Hay’adda Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed (SICPA), ahna khabiir ku xeeldheer arrimaha xisaabinta oo muddo dheer ka shaqeynayay la-talinta iyo maamulka maaliyadda.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.