Somali Public Agenda
July 6, 2023
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
July 6, 2023
Dooddaan waxaa looga hadlay sida dadka barakacayaasha ah, gaar ahaan kuwa kasoo jeedo beelaha la takooro ama laga tirada badan yahay, looga qeybgelin lahaa go’aamada la xiriira arrimaha muhiimka ah ee noloshooda taabanaya.
Doodaan waxaa iska kaashaday Somali Public Agenda (SPA) & Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS), waxaana taageero maaliyadeed ku bixiyey Danwadaag Consortium & USAID.