Somali Public Agenda
July 19, 2023
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
July 19, 2023

Halkan ka daawo qeybta labaad ee madal aan dhowaan qabannay laguna soo bandhigayo Buugyaraha Ereybixinbta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga.
Dooddan labaad waxaa daadihiyay weriyaha VOA Somali Cabdicasiis Barrow. Waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur, La Taliye katirsan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Sakariye Cismaaciil iyo madaxa Digital Shelter Ayaan Khaliif. Qabsoomidda soo bandgigga buugyarahan waxaa taageeray hay’adda International Media Support (IMS).
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!