
Somali Public Agenda
July 18, 2025
E54. Dastuurka, Doorashooyinka & Wadahadallada Dowladda Federaalka & Mucaaradka
Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoo baxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaa waxaa Muqdisho lagu qabtay 16-19 June, 2025. Hadda waxaa socda kulamo u dhexeeya dowladda federaalka & Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.
Qeybtan 54-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Xasan Macallin Maxamuud oo ah Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka iyo sidoo kale guddoomiyaha guddiga maamulayay gogosha ayaa ku gorfeynaya wadahadallada socda ee la xiriira arrimaha dastuurka & doorashooyinka.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
Recent Posts
-
18 Jul 2025E54. Dastuurka, Doorashooyinka & Wadahadallada Dowladda Federaalka & Mucaaradka
-
16 Jul 2025One Year at Somali Public Agenda: A Journey of Growth and Purpose
-
08 Jul 2025Examining Benadir Regional Administration (BRA) Tax Revenue: Types, Legal Frameworks, Collection Methods, and Service Provision