Somali Public Agenda
August 13, 2023
Falanqayn Ballaarinta Ka-qeybgalka Dadweynaha Ee Siyaasadda Dalka
Halkan ka daawo nuxurka Daraasad aan dhawaan daabacnay oo lagu falanqeeyay Geeddi socodka siyaasadda iyo doorka bulshada maqan. Waxaa sidoo kale ay daraasaddu iftiimisay caqabada jira ee ku horgudban doorka siyaasadeed ee bulshada.
That is fine I guess!