Somali Public Agenda
June 4, 2023
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
June 4, 2023

Waxa aan qabannay madal lagusoo bandhigayay daraasad aan ka sameynay heerka daadejinta cashuuraha iyo adeegyada bulshada. Madasha waxa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda federalka iyo Maamulka Gobolka Benadir.
Madasha oo lagasoo jeediyay daraasadda iyo waxyaabihi lagu ogaaday, ayaa lagusoo gabagabeeyay su’aalo ay kasoo qeyb galayaashu waydiiyeen qoraaga iyo mas’uuliyiintii ka socday Maamulka Gobolka Benadir.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhameystiran.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!