Somali Public Agenda
October 19, 2025
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
October 19, 2025

Somali Public Agenda ayaa qabatay madal ay bulshada Degmada Cadaado kula xisaabtamayeen maamulka degmadaas. Madashan oo aheyd mid ballaaran ayaa waxa ka soo qeybgalay masuuliyiinta maamulka Degmada Cadaado iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Cadaado. Masuuliyiinta Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado ayaa soo bandhigay dakhliga degmada ay ka qaadaan iyo adeegyada kala duwan ee ay ku fuliyeen, halka bulshaduna ay su’aalo ka weydiiyeen arrimahaas.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo gaaraya 1 saac 26 daqiiqo.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!