
Somali Public Agenda
March 18, 2025
Ka-qaybgalka Dadweynaha ee Caddaaladda Xilliga Kala-guurka
Faalladan waxa ay soo koobeysaa nuxurka daraasad ay si wadajir ah u daabaceen Somali Public Agenda (SPA) iyo Centre for the Study of Violence and Reconciliation (CSVR) ee uu fadhigeedu yahay dalka Koonfur Afrika. Daraasadda ee uu ciwaankeedu yahay “Habka Loo Suurtagelin Karo Ka-qaybgalka Dadweynaha ee Caddaaladda Xilliga Kala-guurka” waxa ay baareysaa talooyinna kasoo jeedineysaa sida ay dadweynaha uga qeyb geli karaan cadaaladda xilliga kala-guurka.
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?


