Somali Public Agenda
January 9, 2026
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
January 9, 2026

Madasha SPA Forums ee Somali Public Agenda ayaa magaalada ku qabatay madal loogu talagalay in ay si furan isugu wareystaan kuna kala warqaataan Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso iyo dadweynaha magaalada.
Golaha Deegaanka iyo Maamulka Degmada ayaa soo bandhigay waxqabadkooda lixdii bilood ee la soo dhaafay, miisaaniyadda sanadka 2026-ka iyo howlaha u qorsheysan in ay qabtaan lixda bilood ee soo aaddan.
Munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay duqa magaalada iyo qaar ka tirsan xildhibaannada golaha deegaanka, halkaas oo dadweynuhu ay su’aalo ku weydiiyeen duqa magaalada iyo golaha deegaanka, islamarkaana ay ku biiriyeen aragtidooda dhinaca miisaaniyadda.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!