Dib-u-habeynta Hay’adaha Dowladda Colaadaha Kadib

Podcast-gan waxa ay Dr Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan dhabbaha ay tahay in loo mari dib-u-habeynta hay’adaha dowladda colaadaha kadib.
U daadejinta canshuurta & adeegyada bulshada dowladaha hoose ee Puntland, Galmudug & Benaadir

Dhawaan waxa aan daabacnay daraasad ku saabsan heerka daadejinta canshuur uruurinta iyo adeegyada bulshada ee dowladaha hoose ee Puntland, Galmudug iyo gobolka Benaadir.
Muuqaalkan ayuu qoraaga daraasadda Farxaan Isaaq Yuusuf, oo ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda, waxa uu kusoo koobayaa nuxurka natiijada kasoo baxday daraasadda.
Falanqeyn miisaaniyadda 2023 ee dowladda federaalka Soomaaliya

Farxiya Maxamuud, oo ah cilmibaare katirsan Somali Public Agenda iyo qoraha warbxinta, ayaa muuqaalkan kusoo koobeysa nuxurka warbixinta miisaaniyadda.
Heerka Daadejinta Cashuur Uruurinta iyo Adeegyada Bulshada

Waxa aan qabannay madal lagusoo bandhigayay daraasad aan ka sameynay heerka daadejinta cashuuraha iyo adeegyada bulshada. Madasha waxa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda federalka iyo Maamulka Gobolka Benadir.
Heshiiska Siyaasadeed ee Jubaland

Podcast-gan oo aan iska kaashaneyno Somali Dialogue Platform waxaa lagu falanqeyneynaa nuxurka daraasad uu dhawaan daabacay Machadka Rift Valley oo falanqeyneysay heshiiska siyaasadeed ee Jubaland.
Warbixin: Daraasad ku saabsan daadejinta canshuuraha iyo adeegyada bulshada

Madasha doodaha ee Somalia Public Agenda ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay daraasad ku saabsan daadejinta canshuuraha iyo adeegyada bulshada. Warbixin uu Goobjoog TV ka diyaariyey halkan ka daawo.
Hiba Mohamed: A Reflection On a 3-Month-Long Internship at Somali Public Agenda

I am excited to use this achievement as a stepping-stone for further growth and development in my career. I remain
The role of 4.5 in democratization and governance in Somalia

This brief aims to promote and inform such discussions on 4.5, as well as clan-based power-sharing arrangements more generally.
Adeegga Xajka iyo Kaalinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

Podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan adeegga ay qabato Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, gaar ahaanna arrimaha adeegga Xajka. Waxaa marti ku ah Maxamed Xaaji Ibraahim Cali, oo ah Agaasimaha Wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta.
Falanqeyn Heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee Baydhabo

Podcast-gan waxaa lagu falanqeyneynaa nuxurka heshiiska qaab-dhismeedka amniga qaranka ee lagu saxiixay magaalada Baydhabo. Waxaa marti iigu ah Kamal Gutale oo ah la taliyaha amniga ee Raysal Wasaare Xamsa Cabdi Barre.