Resilience and Self-Reliance Among Somalia’s Displacement-Affected Communities Through a Community-Led Approach

Policy Papers

In collaboration with the Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS), Somali Public Agenda co-facilitated two-days of validation workshops in October 2023 in Mogadishu. These workshops engaged thirty representatives from displacement-affected communities (DACs), including internally displaced persons (IDPs) from Mogadishu, Biodoa, and Kismaayo. This policy paper provides an analysis drawn primarily from these workshops on community-driven durable solution approaches applicable to the most vulnerable communities.

The paper is also informed by informal one-on-one interviews with various IDP camp leaders and residents. It represents real-life experiences of IDPs as they navigate the complexities of displacement, land ownership, and social cohesion. It also draws on follow-up interviews with the Hillaac Wanaag Center leader and the leadership of Somali Youth Hope Organization conducted in December 2024 and January 2025.

Through a case study of the Hilaac Wanaag Center, where minority communities organized to purchase a piece of land collectively, the paper highlights the significancy of community-driven approaches and underlines how local initiatives, supported by proper organization, effective advocacy, and strategic prioritization, can break systemic barriers for durable solutions for displaced people.

Iyadoo la kaashanaayo Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS), Somali Public Agenda waxa ay qabatay aqoon isweydaarsiyo labo maalmood socday bishii Oktoobar 2023. Aqoon-isweydaarsigaani waxa uu isku keenay soddon wakiil oo ka kala socda bulshooyinka uu barakaca saameeyay, oo ay kamid yihiin barakacayaasha gudaha ee magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, iyo Kismaayo. Faalladan qotada dheer waxay falanqeyn ku sameyneysaa nuxurka aqoon-isweydaarsigan oo ku saabsanaa qaababka xalka waara ee ay barakacayaasha qaar sameysteen oo lagu dabakhi karo barakacayasha kale.

Faalladan qotada-dheer waxa ay sidoo kale isticmaashay wareysiyo lala yeeshay horjoogeyaal kaamam iyo barakacayaal deggan kaamamka. Waxay soo bandhigaysaa nolosha dhabta ah ee barakacayaasha iyagoo ka sheekeynaya culeysyada barkaca, helitaanka dhulka, iyo iskaashiga bulshada. Waxay sidoo kale ku saleysan tahay wareysiyo lala yeeshay bilihii Disembar 2024 iyo Janaayo 2025 madaxa Xarunta Hilaac Wanaag iyo agaasimaha Somali Youth Hope Organization.

Faalladan qotada-dheer waxay iftiimineysaa hab ay bulshadu hoggaamineyso oo awood u siinaya bulshooyinka inay wax ka qabtaan arrimaha ballaaran ee la xiriira helitaanka iyo lahaanshaha dhulka. Habkani waa mid wax-ku-ool ah, maxalli ah, oo waaraya: Dadka uu barakaca saameeyay waxay si wadajir ah u iibsanayaan dhul, iyagoo u bixinaya lacagta qaab bille ah iyadoo la raacayo heshiiska iibka dhulka ee lala galay mulkiilaha.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.