Saameynta Siyaasadeed ee Aqoonsiga Israel ee Soomaaliland

Madasha SPA (SPA Forums) ee Somali Public Agenda ayaa qabatay madal lagu lafo-guray Saameynta Siyaasadeed ee Aqoonsiga Iarael ee Soomaaliland. Madashan oo ka qabsoontay X Spaces ayaa waxaa marti ku ahaa afar cilmibaare oo kala ah Dr. Mahdi Muuse, Cabdirisaaq Muxumed, Farxaan Isxaaq Yuusuf, iyo Dr. Aweis Ahmed.

Dhageystayaasha ayaa qaarkood su’aalo weydiiyay martida madasha sidoo kalena ku biiriyay aragtidooda yo talooyin.

Halkan ka dhageyso madasha oo socotay 1 saac 51 daqiiqo

Saameynta Siyaasadeed ee Aqoonsiga Iarael ee Soomaaliland

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.