29 May 2025
07 Minute Watch
Gorfeyn in lagu sameeyo xeerarka nidaaminayo doorashooyinka dalka waa muhiim. Maamulka doorashooyina dalka, xisbiyada siyaasadda, nooca doorashada & arrimo kale oo muhiim ah ayaa lagu nidaamiyaa xeerarka doorashooyinka.
Kadib ansixintii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee hindise-sharciyeedka dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha 19-kii Luulyo, Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge waxa uu gorfeynayaa nuxurka hindise-sharciyeedkan, iyo saameynta uu ku yeelan doono siyaasadda Soomaaliya marka uu baarlamaanku anxisiyo.
Stay updated on governance and public services in Somalia!