Sidee Loo Suurtagelin Karaa Ka Qaybgalka Dadweynaha Ee Caddaaladda Xilliga Kala-Guurka?

SPA Forums Vidoes

SPA Forums ayaa qabatay madal lagu soo bandhigayay daraasad uu ciwaankeedu yahay “Habka Loo Suurtagelin Karo Ka Qaybgalka Dadweynaha ee Caddaaladda Xilliga Kala-Guurka” oo ay si wadajir ah u daabaceen Somali Public Agenda iyo Centre for the Study of Violence and Reconciliation (CSVR), taas oo laga sameeyay Muqdisho iyo magaalooyin ka tirsan Galmudug.

Dadkii madasha ka soo qaybgalay ayaa bogaadiyay ahmiyadda daraasaddu bulshada u leedahay, waxaana ay sidoo kale soo jeediyeen talooyin wax-ku-ool ah, ka dib markii loo jeediyay natiijooyinkii ugu muhiimsanaa ee kasoo baxay daraasadda.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.