Xafladda Qalinjebinta Dufcada 10aad ee Koorsada Blog Qorista

Xarunta tabararada SPA Learning Lab ee Somali Public Agenda ayaa shahaadooyin guddoonsiisay 16 dhallinyaro ah oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo dhammeystay tababarka blog qorista. Tababarkan oo socday muddo bil ah ayaa ardaydu ku qaateen casharro ku saabsan sida sheekooyin xirfadeysan loo sameeyo loona faafiyo.

Halkan ka daawo muuqaalka xafladda

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.