Somali Public Agenda
December 30, 2025
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
December 30, 2025

Madasha SPA Forums ee Somali Public Agenda (SPA) ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay madal dood-wadaag iyo su’aalo-weydiin isugu jirtay, taas oo ay ku kulmeen Maayarka Dowladda Hoose ee Degmada Dhuusamareeb, Cabdiraxmaan Cali Maxamed, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madashan ayaa ujeedkeedu ahaa xoojinta ka-qaybgalka shacabka ee ka doodista qorshayaasha iyo waxqabadka Dowladda Hoose.
Madasha waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Dowladda Hoose, howlihii ay qabatay, iyo caqabadaha hortaagan shaqada Dowladda Hoose. Waxaa si gaar ah looga dooday arrimaha dakhli-uruurinta, miisaaniyadda sanadlaha ah, iyo xisaab-xirka Dowladda Hoose.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhammeystiran.



Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!