Caqabadaha ka jira isu-socodka dadka iyo gaadiidka Muqdisho

SPA Forums

Dhawaan waxa aan qabannay madal lagu falanqeynayay caqabadaha ka jira isu-socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho saameynta ay ku leeyihiin shacabka iyo xalka.

Xubno u badan dhallinyaro oo isugu jiray ganacsato, milkiilayaal gawaari, arday, iyo kuwo aqoon durugsan u leh qorsheynta magaalooyinka ayaa kasoo qeyb galay doodda.

Ugu danbeyntii, kasoo qaybgalayaasha ayaa talooyin ku aaddan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada dadka iyo gaadiidka ka haysata isu-socodka magaalada kusoo gunaanaday doodda.

Doodda oo dhameystiran halkan ka daawo.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *