Somali Public Agenda
March 18, 2023
SPA Forums
Somali Public Agenda
March 18, 2023
Waxa aan dhawaan qabannay madal lagusoo bandhigayay diraasad cusb oo ku saabsan heshiiska siyaasadeed ee Hirshabelle, taasoo ay si wada jir ah usoo wada saareen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform. Ujeedka daraasaddan ayaa ah in ay qeyb ka noqoto xal-u-raadinta helitaanka heshiis siyaasadeed oo laga gaaro maamul-dhiska Hirshabaalle.
Madasha waxa aa si faahfaahsan loogu falanqeeyay talooyinkii ay daraasaddu soo jeedisay, kasoo qeybgalayaashuna ku biiriyeen aragtidooda ku aaddan daraasadda iyo guud ahaan sida lagu gaari karo heshiis siyaasadeed oo dhammaystiran.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhameystiran
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!