Somali Public Agenda
February 26, 2024
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
February 26, 2024

Somali Public Agenda ayaa dhawaan qabatay madal lagusoo bandhigay laguna gorfeeyay daraasad ku saabsan dhismaha iyo waxqabadka golayaasha deegmooyinka ee dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.
Madasha waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jiray aqoonyahanno, xirfadlayaal ka shaqeeya dawlad-dhiska iyo arrimaha golayaasha deegaanka, dhallinyaro, haween iyo howlwadeenno ka tirsan dawladda.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!