Somali Public Agenda
January 19, 2026
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
January 19, 2026

Madasha SPA Forums ee Somali Public Agenda (SPA) ayaa magaalada Qardho ku qabatay madal dood-wadaag iyo su’aalo-weydiin isugu jirtay, taas oo ay ku kulmeen Maayarka Dowladda Hoose ee Degmada Qardho, Abdi Saciid Qaal, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madashan ayaa ujeedkeedu ahaa xoojinta ka-qaybgalka shacabka ee ka doodista qorshayaasha iyo waxqabadka Dowladda Hoose.
Madasha waxaa diiradda lagu saaray qorshaha horumarinta sanadka 2026 iyo waxqabadkii sanadkii tagay ee 2025, iyadoo arrimaha ugu waaweyn ay ka mid ahaayeen uruurinta dakhliga dowladaha hoose, amniga, nadaafadda, maareynta canshuuraha, iyo horumarinta kaabayaasha.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhammeystiran.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!