Video Commentary

Saameynta Siyaasadeed ee Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

5 Minute Watch

Share This :

Dhawaan waxaan daabacnay daraasad ka hadleysa saameynta siyaasadeed ee ka dhalan karta aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland. Agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, ahna agaasimaha SPA Research, Farhan Isak Yusuf, waxa uu muuqaalkan ku gorfeynayaa saameynta aqoonsigani ku yeelan karo karo Somaliland, Soomaaliya iyo dalalka Geeska Afrika.

Halkan ka daawo

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Subscribe our Newsletter

Stay updated on governance and public services in Somalia!

Title
.