Video Commentary

Saameynta Dagaalka Bariga Dhexe ee Dhaqaalaha, Amniga iyo Siyaasadda Soomaaliya

13 Minute Watch

Share This :

February 28, 2026, Israa’iil iyo Mareykanka oo is kaashanaya ayaa weerar cirka ah ku qaaday magaalada Tehraan ee ah caasimadda Iiraan, halkaas oo ay ku beegsadeen hoggaamiyihii sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo saraakiil sarsare. Weerarkaas ka dib waxaa billowday weerarro is dabajoog ah oo aargoosi ah kuwaas oo ay Iiraan ku qaadday Israa’iil, dalalka khaliijka iyo qaar ka mid ah saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe.

Dagaalkan ayaa abuuray cabsi laga qabo in uu ku fidi karo dalal hor leh oo ay ka mid yihiin dalalka Geeska Afrika sida Soomaaliya. Agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed, ayaa faalladan ku gorfeynaya saameynta dagaalka Bariga Dhexe uu ku yeelan karo Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda.

Watch the video

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Subscribe our Newsletter

Stay updated on governance and public services in Somalia!

Title
.