
Somali Public Agenda
November 4, 2026
E49. Sidee u Shaqeyn Doontaa Xarunta Adeegga Mideysan ee Halmeel?
Golaha wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii 4-aad ee sannadkan 2026 meel-mariyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoos-tagi doonta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Hay’adda Halmeel ayaa loogu talagalay fududeynta helitaanka adeegyada dowladda. Laakiin maxaa keenay in la sameeyo, sideese uga duwan yahay hay’adaha adeegyadaas hore u bixin jiray?
Qeybtan 49-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Farxiyo Maxamuud iyo Agaasimaha Halmeel, mudane Maxamed Dhuubow, waxay ku falanqeynayaan hindisaha Halmeel, sababta ka dambeysa, iyo hay’adaha dowladeed ee adeegyadooda laga heli karo xaruntan.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.


