Heshiiska siyaasadeed ee Hirshabelle: Fursadaha lagu dhalin karo hanaan siyaasadeed oo loo dhanyahay

Daraasad uu ciwaankeedu yahay “Heshiiska siyaasadeed ee Hirshabeelle: Fursadaha lagu dhalin karo hannaan siyaasadeed oo loo dhanyahay” ayay si wadajir ah dhawaan u daabaceen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform. Warbixinta waxaa lagu falanqeeyay caqabadaha heysta dowlad-goboleedka Hirshabeelle iyo sida loo xallin karo.

Muuqaalkan kooban, qoraaga daraasadda Farxaan Isxaaq Yuusuf ayaa soo koobaya nuxurka daraasadda.

Sanadguurada 5-aad ee Somali Public Agenda

Somali Public Agenda January 21, 2023 Sanadguurada 5-aad ee Somali Public Agenda https://youtu.be/zfDqbofrMzcShare This : Recent Posts 21 Jan 2023 Sanadguurada 5-aad ee Somali Public Agenda 05 Jan 2023 Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho? 05 Jan 2023 Youth Employability: Is the Quality Deficit of Higher Education Contributing […]

Presentation of our brief on Somalia’s draft national electoral bill at Mogadishu Forum

Somali Public Agenda August 25, 2019 Presentation of our brief on Somalia’s draft national electoral bill at Mogadishu Forum https://www.youtube.com/watch?v=hegMVswgoXc&t=7sShare This : Recent Posts 08 Jun 2022 Madaxweyne cusub, dhibaatooyin la yaqaan: Xasan Sheekh Maxamuud wax ma ku qaban doonaa fursaddiisa labaad? 30 May 2022 Cadaaladda Xilliga Kala Guurka 25 May 2022 New president, familiar […]