
Somali Public Agenda
November 10, 2026
Xafladda Qalinjebinta Dufcada 4aad ee Tababarka Cilmibaarista
Xarunta SPA Learning Lab ee Somali Public Agenda ayaa munaasabad qalinjebin ah u qabatay dufcada 4aad ee tababarka cilmibaarista. 26 dhallinyaro ayaa ka faa’ideystay tababarkan oo socday muddo 6 isbuuc ah. Halkan ka daawo qalinjebinta dufcada 4aad ee tababarka cilmibaarista.



