
Somali Public Agenda
August 31, 2025
Daahfurka SPA Polls ee Somali Public Agenda
SPA Polls waa barnaamij ra’yi uruurin dadweyne oo ay Somali Public Agenda bilowday. Ujeedada barnaamijkan waa in la ogaado ra’yiga iyo aragtida muwaadinka Soomaaliyeed ee arrimaha dowladnimada.
SPA Polls waxay fikradaha iyo talooyinka shacabka gaarsiin doontaa masuuliyiinta dowladda heerarkeeda kala duwan, si ay dadweynaha saameyn ugu yeeshaan go’aannada dowladeed ee sameynta ku leh noloshooda.
Muwaadin, ka qeyb qaado oo nala wadaag ra’yigaaga iyo aragtidaada si codkaaga loo maqlo.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



