
Somali Public Agenda
May 19, 2025
Nuxurka Daraasadda I Gorfeyn: Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2025
Faalladaan waxay soo koobaysaa warbixin ay Somali Public Agenda ka qortay miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana lagu ifitiiminayaa kororka miisanaaniyadda, ku tiirsanaanta deeq bixiyaasha caalamka, iyo dakhliga gudaha inta uu ka yahay miisaaniyadda, iyadoo dhammaadka warbixinta ay ku jiraan talooyin muhiim ah.
Jacfar Maxamed Cali ayaa soo koobaya nuxurka daraasaddan.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



